Casharkan waxaynu ku eegi doonaa waxa ay yihiin widgets ka iyo qaabka ay u shaqeeyaan inaga oo ku soo qaadan doona widget keenii u horeeyey oo ah Text Widget.
Casharadani waxay noqon doonaan taxane inaga oo ku soo qaadan doona dhisida User Interface ka iyo guud ahaanba luuqada Dart.
Webdesign course: shorturl.at/zAGT4
JoinUs telegram: t.me/zitacademy
Facebook Page: facebook.com/zitacademy
Email Us: kooshin at zitacademy.com
Continue this lesson in the app
Install CourseHive on Android or iOS to keep learning while you move.