Summary
Keywords
Full Transcript
Muuqaalkan Waxaad Ku Baraneysaa Inta Aad Daabacin Waraaqad Excel ah Qaabka Aad U Hagaajin Laheyd ,Waraaqada Qeybta Kore(Header) iyo Qeybta Hoose(Footer) loo Maamulo. Wax Yaabaha Aad Ku Baran Doonto Muuqaalkan Waxaa Ka Mid Ah: 1.Page Setup: » Margins = Top →Bottom, Left →Right » Size of Letter » Orentation → Portrait→Landscape » Print Area » Print Titles »Rows to Repeat at top »Columns to Repeat at left »Collated & Uncollated »Page Break And son on..... 2.Header & Footer: »Page Number »Number of Pages »Current Time »Current Date »File Name »File Path »Sheet Name »Options→Different First Page And So on.... ⟪Muuqaal kaan Aad ayauu kugu muhiimsanyahay ee daawo⟫ ▶-------------------------------------------------------------------------------------------------▶ Qeybaha Muuqaalka: 00:00 intro 00:36 Page Setup 07:05 Print Titles 08:30 Page Setup Advanced 09:43 Page Break 10:59 Header & Footer 16:09 Print to PDF 17:23 Gridlines 18:02 Outro ⇒---------------------------------------------------------------------⇒ Subscribe Waan Saaray ✓ ©ibrahim Adam (Balawii) ɮāļǎŴǐĬ #balawii #technology #excel #2024
